The Unity University
04/06/2026
๐๐๐๐๐:- Ardayda heerarka kala duwan ee sannadkan Jaamacadda ka qalinjabinaya oo si habsami leh u wada difaacaya warbixinnahooda cilmibaadhiseed, kuwaas oo qayb muhiim ah ka ah shuruudaha qalinjabinta iyo muujinta aqoonta ay ku kasbadeen muddadii waxbarashadooda.
--------------------------------------------------------------------------
Graduating students from different academic levels are smoothly conducting the defense of their research projects, an important milestone that demonstrates the knowledge and skills they have acquired throughout their studies and fulfills a key graduation requirement.
03/06/2026
๐๐๐๐๐:- Waxa si rasmi ah u soo gabagaboobay imtixaankii ๐๐๐ฆ๐๐ฌ๐ญ๐๐ซ-ka ๐-๐๐๐ ee ardayda heerka koowaad (๐๐๐๐ก๐๐ฅ๐จ๐ซ ๐๐๐ ๐ซ๐๐), iyada oo imtixaannadu u dhaceen si habsami leh.
--------------------------------------------------------------------------
The ๐๐๐ฆ๐๐ฌ๐ญ๐๐ซ ๐ examinations for ๐๐๐๐ก๐๐ฅ๐จ๐ซ ๐๐๐ ๐ซ๐๐ students have officially concluded successfully, marking another important milestone in their academic journey.
01/06/2026
๐๐๐๐๐:- Arday ka tirsan kulliyadaha kala duwan ee heerka koowaad (๐๐๐๐ก๐๐ฅ๐จ๐ซโ๐ฌ ๐๐๐ ๐ซ๐๐) oo difaacday warbixinnada cilmi-baadhista ee ay Jaamacadda kaga qalinjabinayaan.
--------------------------------------------------------------------------
Students from various undergraduate faculties (Bachelor Degree) successfully defend their research reports as part of the requirements for graduating from the university.
๐๐๐ก๐๐๐ก๐๐ ๐๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ ๐!
Magaca: ๐๐ฎ๐ก๐๐ข๐ ๐๐จ๐จ๐ ๐๐๐ซ๐๐ก๐ข๐ฆ.
Oo ka mid ah Ardayda heerka koowaad ee waxbarashada "๐๐๐ ๐ซ๐๐ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐๐ฆ" ayaa maanta difaacday buuga qalinjebinta jaamacadda.
๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ก๐๐ข๐!
Jaamacadda ๐๐ก๐ ๐๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ oo soo gabagabaysay tartan kubbadda cagta ah oo ay u qabatay ardayda ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ ๐๐๐๐ง๐๐ข ee magaalada ๐๐๐ซ๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐.
--------------------------------------------------------------------------
๐๐ก๐ ๐๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ has concludes a football tournament organized for students of ๐๐๐๐ง๐๐ข ๐๐๐๐จ๐ง๐๐๐ซ๐ฒ ๐๐๐ก๐จ๐จ๐ฅ in ๐๐๐ซ๐ ๐๐ข๐ฌ๐.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Jigjiga Yar
Hargeisa
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Friday | 14:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |