Barre Computer Science College

Barre Computer Science College

Share

04/02/2024

waalid ilmahaaga yar ee jira 10 sano ama ka yar ku madadaali muuqaalo ama videow-yo kobcinaya maskaxdiisa waxna uu ka baranayo.
waxan group kusoo koobnay in ka badan 300 oo video oo dhamaan an ugu talo galnay in ilmaha yar daawado oo ah madadaalo isla markaana kobcinaya maskaxda ilmaha yar.

wixi warbixina nagala soo xidhiidh WhatsApp: 67 3226463

04/02/2024

Ma ubaahan tahay in laguu qoro CV iyo Cover Letter nidaamsan oo Professional ah?
Hadii ay haa tahay jawaabtadu waa kuu diyaar oo waxa laguu qori doonaa CV iyo Cover Letter kobcinaya fursadaada shaqo helis.

Nagala soo xidhiidh WhatsApp: 67 3226463

20/01/2024

Ma ubaahan tahay inaad kobciso fursadda aad ku heli karto Shaqo anagoo kuu samaynayna Codsi shaqo oo Professional ah oo qaab dhismeedka warqada codsiga shaqada la raacayo nidaam kaa dhigaya Applicant ama codsadaha ugu mudan.

Ka faaidayso oo hel hagitaan khibradaysan oo hel CV ama codsi shaqo oo aad u nidaamsan

Nagala soo xidhiidh WhatsApp or Call: 63 8273212

Want your business to be the top-listed Media Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


150 Main Street
Hargeisa
252