Health Innovative Action HIA

Health Innovative Action HIA

Share

Photos from Health Innovative Action HIA's post 06/08/2022

We are thrilled to provide FREE dental services to the poor people in Gumburaha village 40km south To hargeisa .These services include .

1. health education
2. Extraction
3. filling
4. scaling
5. Treatment of gum problems.
6. Consultation.

What made it even more exciting was that we surpassed an incredible milestone of 150 patients receiving free dental and health education .
A special thanks goes to mubarik , qudus Pharmceutical and hawd administration who took agreat part of this campaign.

Waxa no farxad ah inan gaadhsino adeeg tabarucaad ah oo dhanka Ilkaha ah deegaanka Gumburaha oo 40 KM Koonfur ka xiga magaalada Hargeysa. halkaasi oo aan ugu qabanay dadka deegaanka adeegyo Bilaash ah oo ay kamid yihiin.
1. Talo bixinta Caafimaadka Afka iyo Ilkaha.
2. Buuxinta Ilkaha Suusku galay.
3. Dhaqista ilkaha.
4. Saarista Ilkaha.
5. Daaweynta cirrid xanuunka.
6. Bixinta daawooyinka Afka iyo ilkaha khuseeya.
waxaan u mahad celinaynaa cid kasta oo ka qayb ahayd safarka qiimaha badnaa oo ay kamid yihiin.
1. Maamulka Gobolka Hawd oo si dhiiran noosoo dhaweeyay.
2.Mubarik Pharmaceutical Company.
3. Qudus Pharmaceutical Company.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Hargeisa
252