DIRA

DIRA

Share

04/05/2021

U GAAR AH RAGGA: Haddii aad doonayso sannadkan in aad African Dress ama Khamiis shidan ku ciiddo annaga nalasoo xidhiidh. Discount waalan ayaanu samaynnay 25% 🙆🏾‍♂️. Alaab cajiib ahna waannu haynnaa. Waxa intaas kuu dheer in magaalo kasta oo Soomaalilaan ah aad hadda naga helayso ama ugu yaraan agent aannu ku leenahay, alaabtiina taallo 👏🏽. Yaanay kaa dhammaannin haddeerba.

Somalia 📲 063 4398814
WhatsApp : +880 131 2019 143
Instagram: shirkaddadira
Email: info@shirkaddadira
Www.shirkaddadira.com

05/03/2021

JIMCE WANAAGSAN MACMIIL,

Shirkadda Dira waxa ay dhammaan macaamiisheeda ku baraarujinaysaa in afar(4) Maalmood oo keli ahi ka hadheen raridda container(40”) kii Bangladesh ka baxayay bisha March2021 ee waddammada Somalia iyo Somaliland(BERBERA).

Qabashada badeecaduhu waxa ay xidhmaysaa habeennimada 9ka bishan aynu ku jirno. Fadlan h**e u gaadh macmiil.

Mahadsanid
DIRA
Bangladesh

20/02/2021

Shirkadda Dira waxa ay macaamiisheeda sharafta leh ee uu ka buuxsamay Containerkii bishan kasoo baxayay Waddanka Bangladesh ka raalligelinaysaa cidhiidhiga ku dhacay soo kala horraynta darteed.

Shirkadda Dira waxa ay marwaliba u taagan tahay raalligelinta iyo u adeegidda dhammaan macaamiisheeda. Waxa aannu si degdeg ah uga hawlgeli doonnaa qabashada Alaabaha container cusub oo isla bisha Saddexaad(March) ee inagu soo aaddan u baxa Waddankeennii.

Mahadsanidiin

Want your business to be the top-listed Transport Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


Hargeisa