Wargaadhwar

Wargaadhwar

Share

24/05/2026

magaaladii laascaanood waxaa ka taagan kufsi xadhkaha goostay sida xaqiiqada ah intii ciidamada somaliland ka baxeen waxaa ka dhacay boqol kufsi oo loo gaystay haween kuna jiraan kuwo aan qaan gaadhin.

xiligii ciidanka somaliland jogeen waligeed may dhicin kufsi tariikhdana way ku cadahay.

dawlada somaliland ha gurmato magaalada laascaanood iyo dhibka ka jira.

Alle waxaan uga baryayaa in dhibka ilaahau ka qaado shacabka masaakiinta ah ee xerada lagu ooday.

20/05/2026

Somaliland oo Giriigga gaadhay. Amb. Maxamed Xaaji:

“Waxa aan saaka soo gaadhay dalka Giriiga, magaalada caasimadda ah ee Athens. Waxa aan ka qayb-gali doonaa Athens Defence Summit, shir ay ka qaybgalayaan Madax Dawladeed heer sare ah, Wasiirrada Difaaca iyo Arrimaha Dibadda, iyo qaar ka mid ah saraakiisha ugu sarreeya amniga dalalka caalamka.

Joogitaanka Somaliland ee madashan waxa uu muujinayaa in Jamhuuriyadda Somaliland ay si rasmi ah uga mid noqotay doodaha istiraatiijiga ah ee caalamka.

Somaliland maanta albaabkii dunida laga la sheekaysaneyey wuu u furan yahay. Waxa ay fadhidaa, miiska. Waan diidnay in aan ka sii mid ahaano menue ga”.

19/05/2026

Sir Gavin Alexander Williamson (MP) his past senior government roles include Secretary of State for Education, Secretary of State for Defence, and Government Chief Whip.

Thank you very much for the courage and incredible speech.

18/05/2026

Madaxweynaha Somaliland soo gaadhay xaflada sanad guurada 35aad 18 may ee dib ula soo noqoshadii xoriyadii luntay 1960kii.

Want your business to be the top-listed Media Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Hargeisa