Cabdiraxmaan Cige

Cabdiraxmaan Cige

Share

16/06/2026

Maareeyahii H**e Duulista Iyo Madaarada Cumar Sayid ayaa Maanta Sheegay In Lahadal Hayo Inuu Somaaliland Dib Ugu Soo Noqnayo Siyaasi Abdirisaaq Khaliif Oo H**e Usheegay Inaanu Weligiiba Aamin Sanaynay Jsl.

Abdirisaaq Khaliif Ahmed ayaa Hadalkaasi Ka Jawaabay Oo Yidhi “Ha Karaamo Seegina Habaar Laygu Kari Waaye Taasi Oo Udhigan Anigu Iman Maayo Somaaliland.

13/06/2026

Guddoomiyaha Guud ee Dahabshiil Group, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale iyo Maamulka Gobolka Togdheer ayaa si rasmi ah xadhigga uga jaray dhismaha cusub ee xarunta Bangiga Caalamiga ah ee Dahabshil Bank International ee magaalada Burco.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


26 June
Hargeisa