Hanfi

Hanfi

Share

26/09/2022

Hab fekerka tolmoon, ayuu ka dhashaa go'aanka wanaagsani

03/09/2022

"Fekera oo wax curiya. Idinkuna meel is geeya, anagana meel na geeya" Sooraan AHUN.

Waa kalmad qiimo badan, laga yaabo dadki maalintaa fadhiyay in ay madadaalo ahaan u arkayeen, balse waxa aad fahmaysa miida iyo hikmadeeda qotoda dheer.

Ubixi dalka wax u soo bartay marka ay iyagi meel loo daydayo waa dhibaato, aynu noqono mufakirin curiyayaal ah oo aynu dadkeena shaqo gayno.

Alle ha inaga dhigo kuwo dadkooda, dalkooda iyo diintooda ku anfaca cilmigaynu baraneyno.

18/08/2022

Alle ha u naxariisto Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame-Hadraawi, oo ku geeriyooday magaalada Hargeisa, Somaliland.

"Kuwa ii hanweynow
Marka aad i hoysaan
Hogga ii bannaysaan
Waa in lay hogtaayoo
Hiil waxan ka geli jiray
Ama hoo ka tari jiray
Hadhow lay xusuusta
Hebel lay yidhaahdaa"
Hadraawi

Eebe naxariisti janno haka waraabiyo, samir iyo iimaan dhamaan ummada Soomaaliyeed🥺

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Somaliland Country
Hargeisa