HIRAD ACDMY
24/06/2023
Asc dhamaan bulsha waynta ku dhaqan dagmada sheikh waxa ay kooxda hidaha iyo dhaqanka Ee Hirad Acdmy ay kugu bushaaraynaysaa in ay soo bandhigtay fursad kale taas oo ay isku diwaan galindoonan dhamaan ardayda jecel hidaha iyo dhaqanka
Kooxdu waxa ay qaadan doontaa heerarka kala ah 《A》《b》《c》hadaba fursadan waxa ay soconaysaa mudo kooban yanay kaa hor xidhmin mahadsanid
Nagala soo xidhiidh
WhatsApp and Tell
0636160362
0672058005
0656160362
0634421390
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Hargeisa