Muuse
08/07/2023
Somalibaad tahay,somalibaan ahay,
Sumadeenu waa soomaali.
02/07/2023
Marka uu Hawiye madaxwayne ka noqdo somaliya ayuunbaa dawladnimo ugu dhiwdahay iyo in umada somaliyeed is aaminto
Tani waa cadayn maanta iyo shalay u dhaxaysa wiilkii karaha Amsom ku dhex jiray ee Formajo ee naxdin iyo nabar
Waa Madaxwaynihii Ugu wanaagsanaa Ee dalkaan soomara Abid mudane Hassan Sheikh Mohamud 🙏.
Share iyo Like wax lagaa baryaayo maahan waa kugu qasan nooh hadaad bixi waysana ogaaw sawir aan Soomaali ahayn ayaad tahay🤣
28/06/2023
Garaad xumo ,caqili xumo imaan xumo iyo Anshax xumo intuba waa ku dhantahay inuu umada ka xishoodo ayay ahayd
Shacabka dhan ee dalka wuxuu u haystaa xoolo uu dareersaday ninku waji diirana oo xishood daranaa
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Musea975@gmail. Com
Hargeisa