Maxaa Cusub
10/02/2024
Maamulkii Faqashtu si ay talada usii haystaan waxay abuureen jawi cabsi ah oo laga qabo Dawlada ETHIOPIA. Markaasay Faqash waxay abuureen wax layidhaahdo SOOMAALI WAYN si looga hortago ITOOBIYA 😄
Beentaas ay FAQASHTU falkisay waxay soo afgo'day 34 kii sanadood ee ay SOMALILAND jirtay,
Waayo DAWLADA ETHIOPIA intaas oodhan waxay noo ahayd daris wanaagsan oo aan kanabad galnay, waliba waxtar leh oo waxay inaga caawin jireen ammaanka iyo waxbarashada intii tabartood ah.
Dhashii Faqashta ayaa maalmahan isku dayaya inay dib usoo nooleeyaan propaganda dii maamulkii Faqashtu maskaxda kaga wasakheeyeen dadka.
Jumca Mubarak.
Like & Love
Weerar lagu qaaday gaadhi lacag usida Bank | waa duubay CCTV ku rakiban Baaburka.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Waa Xaafad Ka Mida Xaafadaha Hargeisa Ugu Qurux Badan
Hargeisa