Galmudug Counterterrorism GCT

Galmudug Counterterrorism GCT

Share

27/01/2020

Galkacyo waxaa ku jira seddex baabuur oo qaraxyo ku raran.
Galkacyo waxaa sahan u tegay Ninkii sahmiyay qaraxii lagu dilay Sheekh Cabdiweli Cilmi Cali Yare oo la yiraa Muxyadiin Dhooteeye Cilmi Qoobeey.
Muxyadiin Dhooteeye wuxuu horey ugu dilay halyeeyad Cibaado Cagla.
Wuxuu miino ku xiray baabuur uu leeyahay Sarkaal lagu magacaabo Yaasiin Nur Kheyre, Yaasiin Ganey laakiin sarkaalka lama socon wuxuuna baabuurkaas ku qarxay Cali Kamiin.
Muxyadiin Dhooteeye oo ku dhashay Seddex Higle Mudug ,una dhashay qabiilka Hawiye,Habargidir,Sacad,Reer Hilowle,Reer Afrax Daan wuxuu ka shaqeeyn jiray Hotel Sayid Muqdisho.
Muxyadiin Dhooteeye wuxuu ahaan jiray Ciidanka Xisbadda Al-Shabaab laakiin markii dambe waxaa loo wareejiyay qeybta sahanka iyo dilalka Amniyaatka.
Markii loo diray sahankii Sheekh Cabdiweli iyo xertiisa wuxuu ku degay Xaafadda Nadiifo Keynaan Qoobey.
Muuqaalka Lifaaqa waxaa ku jira isaga oo gaaleeysinaya Sheekh Cabdiweli.
Lacag aruurin ayaa qurbaha laga sameeyay iyadoo markii dambena Al-Shabaab lala xiriiray.
Liiska magacyadda shaqsiyaadkii lacag aruurinta sameeyay ayaan dhawaan faafin doonaa inshaa allaah.

Video Sira oo laga duubay Ninkii Guriceel isku qarxin rabay GCT Secret Footage 14/12/2019

Video Sira oo laga duubay Ninkii Guriceel isku qarxin rabay GCT Secret Footage.

Video Sira oo laga duubay Ninkii Guriceel isku qarxin rabay GCT Secret Footage

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Gaalkacyo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Gaalkacyo
10000