Milgo Production
12/03/2026
Reer Boosaaso diyaar ma tihiin? 🌊📸 Dhawaan filo xarag-jarka Xarunta Cusub ee Milgo Portrait ee xarunta ganacsiga Puntland! Xaruntani waa tusaale milgo iyo maamuus u ah bulshada Boosaaso, waxayna idiin soo kordhin doontaa adeegyo sawir iyo muuqaal ah oo aan horay loo arag. U diyaar garooba furitaanka weyn! 🎉
Milgo Production Milgo Portrait Laascaanood Milgo Wedding
12/03/2026
Reer Burtinle, waan idiin nimid! 📸✨ Dhawaan filo xarag-jarka Xarunta Cusub ee Milgo Portrait. Xaruntani waa astaan sharaf iyo milgo u ah bulshada Burtinle, waxayna u taagan tahay inaan idinla wadaagno adeeg casri ah iyo xusuuso aan duugoobin. U diyaar garooba furitaanka weyn! 🎉
Milgo Portrait Laascaanood Milgo Wedding Milgo Production
05/08/2025
SAWIRRO: Waxaa sharaf inoo ah inaa ka qayb qaadanay kulan furan oo Xogwarran ah “Xaaladda Soomaaliya ee Maanta” kaasoo uu marti ku yahay Nuradin Aden Dirie – siyaasi, aqoonyahan, iyo falanqeeye si qoto dheer uga hadli doona xaaladda siyaasadeed, amniga, iyo jihada dalku u socdo.
Barnaamijkaan waxaa soo qabanqaabiyay The Daily Somalia
Milgo Production Milgo Wedding Milgo Portrait Laascaanood
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Daraawiish
Gaalkacyo