HIIL Aid Organization
Agaasimaha Waaxda Waxbarashada iyo Tababarrada ee HIIL Aid Organization, Mudane Abshir Abdulkadir , ayaa booqasho aqoon kororsi ah ku tegay maktabadda ugu weyn dalka Turkiga.
Booqashadan waxay qeyb ka tahay dadaalladiisa joogtada ah ee uu ugu jiro kobcinta aqoontiisa iyo kor u qaadista khibraddiisa waxbarasho, si uu ugu soo kordhiyo bulshada adeegyo waxbarasho oo tayo leh.
HIIL Aid Organization waxay mar walba dhiirrigelisaa waxbarasho joogto ah, aqoon kororsi iyo hoggaan wax ku ool ah oo bulshada u horseeda horumar waara.
Waxbarasho joogto ah iyo aqoon kororsi waa tiirka horumarka bulshada.
#𝐇𝐈𝐈𝐋2026
__________
Xafiiska Warbaahinta.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the organization
Telephone
Website
Address
Gaalkacyo
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 07:00 - 17:00 |
| Wednesday | 07:00 - 17:00 |
| Thursday | 07:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:00 - 17:00 |
| Sunday | 07:00 - 17:00 |