Ramadan Private School RPS

Ramadan Private School RPS

Share

04/05/2026

Barashada Shaybaarka RPS.
Diploma in Medical Laboratory

Mac-hadka RPS Gaalkacyo waxaa dib loo bilaabay koorsada Shaybaarka oo horayna uga bixi jirtay Mac-hadka.

Hadaba waxaa la qabanayaa arday cusub oo barashada Shaybaarka ah:
Waqtiyada Ardayda Cusub la qabanayo
Subax ama Galab kii aad rabto dhigan kartaa.

Ardaydu waxay heli doonaan Practical joogta ah iyo casharo tayaysan.

Sidoo kale waxaa mac-hadka kabaxa
1.Diploma in Nursing (Kalkaaliye Caafimaad)
2. Diploma in Pharmacology (Barashada Daawooyinka)

Ku soo biir Mac-hadka RPS oo noqo xirfadle caafimaad.

RPS Office: 0906790095
WhatsApp: RPS Office: 0906795709 ama 0906790095.
WhatsApp: https://wa.me/252906795609

Photos from Ramadan Private School RPS's post 02/04/2026

Diploma in Pharmacy
Barshada Daawooyinka.

Mac-hadka RPS waxa uu qaadanayaa arday cusub oo koorsada barashada daawooyinka ka ah.
Waqtiyada aad iska diiwaangelin karto.
Waa Subax, Galab ama Habeen kii aad rabto.
Waxaana idiin diyaara farmashigii aad baraatikalaka ku qaadan lahaydeen.
RPS Office: 090670095.
WhatsApp: http://wa.me/252906790095

14/03/2026

Ogaysiis Fasax.
Waxaa noo bilowday fasax.
Acmaasha soonka Allaha naga aqbalo, ciidana nabad iyo barwaaqo Allaha nagu gaarsiiyo.
Ishallah Mac-hadka waxa uu dib u furmi doonaa 22-03-2026 oo ku beegan maalin Axad ah.
isu soo noqod wanaagsan.
Ramadan Mubarak.

Want your school to be the top-listed School/college in Gaalkacyo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Galkacyo-Puntland-Somalia
Gaalkacyo
252