GALAD

GALAD

Share

29/05/2024

muxuu qof walba markii la weydiiyo xaalkiisa uu u yiraahdaa waan fiicanahay isga oo aad u dhibaateysan ama murugeysan .
ma lays oran karaa kalmada waan fiicanahay murugo badan ayaa ku duugan.
waxaan rabaa qof iiga jawaaba su'aashan ?

Photos from GALAD's post 28/02/2024
Photos from GALAD's post 23/02/2024

12 anniversary
Xaley oo habeen jimce ku beegneyd waxaa farxad wayn noo ah in collegeka Orbit International College - Burao ay ahayd munaasibadii 12 guuradii kasoo wareegtey asaaskii collegeka facawayn ee orbit college .

Waxaa kale oo farxad wayn inoo ah in ay noo qabsoontey xaflad sannadeedkii shaqaale waynaha college waxaa halkaa lagu abaal mariyey xubnihii ugu firfirconaa sannadkii tegey 2023 oo aan qayb ka ahaa xubnihii lagu abaal mariyey halkaa.

Ugu danbeyn waxaan siguud iyo sigaar ahba hanbaliyo, bogaadin iyo ducaba u dirayaa dhamaan shaqaale waynaha orbit international college

Mahadsanidiin dhamaantiin

Nuuraani Ahmed Xaaji Abdile

Want your business to be the top-listed Media Company in Burco?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Burao
Burco
252