Like plus share
20/12/2025
Subti wanaagsan, Subax wanaagsan Hargeisa.
18/12/2025
Noocyada kala duwan ee Lambarada VIP-ga ah, dhammaantoodna waxa ay kuugu diyaar yihiin Website-ka shirkadda.
โจMacmiil, nala wadaag qaybta aad ugu jeceshahay?
๐Waxaad ka dalban kartaa Link-ga hoose:
www.telesom.com/offers
17/12/2025
Fursad shaqo oo ka banaan Magalada Borama.
Comantiga ka Soo qabo gabadha aad la jeclaan lahayd shaqadani
Suxufi Ishqi
16/12/2025
๐๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ด๐ด๐ฎ ๐๐น๐ผ๐ฏ๐ฎ๐น ๐ง๐ผ๐ฝ-๐๐ฝ
Macmiil, marka aad Cumro u baxdo waxa aad si fudud ugu shuban kartaa Ku Hadal iyo Data labadaba lambarkaaga sucuudiga ah, adiga oo isticmaalaya App-ka WAAFI.
Adeegga Global Top-up waxa uu kuu sahlayaa inaad lambar kasta oo caalami ah aad ugu shubi karto xidhmooyin ku hadal ah ama Data.
Haddaba si aad ugu shubto sidan samee:
1. Gal App-ka WAAFI.
2. Gal qaybta Calls.
3. ka dibna taabo Global Topup.
๐ La soo deg App-ka WAAFI:
http://onelink.to/waafi
โHalkan nagala soo xidhiidh:
http://livechat.waafi.com
09/12/2025
๐ฆ๐ฒ๐ป๐ฑ ๐ ๐ผ๐ป๐ฒ๐ ๐๐ฟ๐ผ๐บ ๐๐บ๐ฎ๐น ๐๐ ๐ฝ๐ฟ๐ฒ๐๐ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ผ ๐จ๐ด๐ฎ๐ป๐ฑ๐ฎ.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Burco