Mahad Ifaaye
30/10/2024
Hooyo sahra allow if iyo aakhiraba ku xafid.
Wlhi inaanu jirin magac dumar oo aan ka jeclahay magaca sahra waayo hooyaday baa la yidhaahdaa.
Heestana si gaar ah bay ii taabatay Abwaanka iyo fanaankuba way mahadsan yihiin.
06/05/2024
Nolol bilaa mustaqbal ah ayaan dhex heeheebaynaa aniga iyo qaar badan oo ila mid ahba. dhulkan aanu ku nool nahay ka haajir mooyee joogis ma leh.
Allow nolol tan dhaanta, shaqo wacan hagaagsanna ii rumee oo muraadkaygoo san ii sahal.
Goor ay ahaataba wan bixi oo raggu socodku waa u dawo haduu mowku daayo.
Mahad Ifaaye
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Burco?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Burco