Sunlight College
04/06/2026
Examination day:
Qaar kamida Ardayda Sunlight College Oo galay imtixaanka Final Exam-ka
02/06/2026
๐ข FURSAD SHAQO โ SPEAKING TEACHER
Sunlight College waxa uu kugu wargelinayaa Boos shaqo bannaan oo ah Macallin Speaking (English Communication Skills).
Haddii aad leedahay: โ
Shahaado la xidhiidha English ama Education
โ
Awood wanaagsan oo ku hadalka Ingiriisiga ah
โ
Khibrad waxbarid ama tababarid
โ
Xirfado kombiyuutar oo loogu talagalay casharrada online-ka iyo diyaarinta doodaha (Debates)
โ
Awood aad ku maamuli karto fasalka si saaxiibtinimo leh isla markaana u hagto doodaha ardayda
Waxaan kuugu yeedhaynaa inaad qayb ka noqoto kooxdayada waxbarasho.
๐ Goobta: Sunlight College, agagaarka Dahabshiil Bank
๐ง Email: [email protected]
๐ Contact: 0634308223 / 0659039399
๐ Noqo qofka ka caawiya ardayda inay si kalsooni leh ugu hadlaan Ingiriisiga, una diyaargaroobaan mustaqbal ifaya.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Burco