Eng. Abdirisak -Nagiib

Eng. Abdirisak -Nagiib

Share

15/04/2026

Daraasado cusub oo lagu sameeyay dhirta ayaa sheegaya in dhirta qaarkood gaar ahaan marka dhib haysato ay sameeyaan cod xataa xayawaanada qaar kood maqli karaan.

Daraasaduhu waxay tilmaamayaan in dhirtu marka ay biyaha xoog ugu baahanyihiin iyo marka jirriddooda la jaro ilaa 35 cod ay sameeyaan saacaddiiba.

14/04/2026

lahjadaha sucuudiga iyo suudaan. ereyo badan ayaynu soomaali ahaan isticmaalnaa. ereyga ceeb baa ka mid ah.

08/04/2026

qaar badan oo asxaabta ka mid ah way ubaahanyihiin �

21/04/2023

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وغفر الله لنا ولكم وكل عام وانتم بخير.
Maamulka iyo bareyaasha Goal International College waxa ay idinku hambalyaynayaan munaasabada ciid al fidriga.
Alle ha inaga aqbalo camaladii wanaagsanaa, ciiddan ciiddeedana ha inagu gaadhsiiyo bash bash, barwaaqo iyo nabad qab.

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Burco