Mega Tech

Mega Tech

Share

23/05/2026

Restaurant POS
System-kan waa xal casri ah oo loogu talagalay maqaayadaha, kafateeriyada iyo hotelada si ay si fudud ugu maamulaan iibka, dalabaadka, iyo shaqaalaha.
System-kan wuxuu yaraynayaa khaladaadka isla markaana waxa uu kuu sahlayaa inaad si hufan ula socoto dhammaan shaqada maqaayaddaada hal meel.

✅ Dalab degdeg ah
✅ Xisaab sax ah
✅ Reports dhamaystiran
✅ Lacag bixin ammaan ah

Kor u qaad adeegga macaamiishaada adigoo isticmaalaya system casri ah oo fudud in la isticmaalo. 🚀

📞 Call Us Now: 65 7409090
📧 Email: [email protected]

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Burco?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Mega Tech, Xarunta Guud Dahabshiil Burco GGFQ+CFC Burco TG, Room 105
Burco
2520

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 21:00
Wednesday 08:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 21:00
Saturday 08:00 - 21:00
Sunday 08:00 - 21:00