GREEN HOPE Academy
29/01/2023
HOPE ACADEMY
Course
Ma rabtaa inaad hesho madax banaani dhaqaale iyo mid shaqo labadaba ?
waxa aannu kuugu bushaaraynaynaa in aan kuu diyaarinay Course lagu baran doono xirfadaha suuq-gaynta Course-kan oo lagu baranayo habka suuq-gayn loo sameeyo iyadoo la adeegsanayo Technology-yada casriga ah Course kan oo ah (Digital Marketing).
Xirfaddani wax ay kaa caawin kartaa in aad si Madax banaan aad ugu shaqaysan karto lacagna aad ka samayn karto. Sidoo kale Course ka marka aad dhamayso waxa aad si Freelance ah aad uga dhex shaqaysan kartaa website ka www.suuqlink.com.
Course-kan waxa uu socon doonaa muddo 10 Cisho.
Course-Kan waxa uu ku baxayaa qaab Online ah .
Halkan iska diwaangeli ;
0634062960|| 0659639446
La wadaag asaxaabtada si ay uga faa'idaystaan fursadan. Mahadsanid
30/10/2022
| Ogeysiis| GREEN HOPE ACADEMY
Waxan kula socodsiineynaa in 3 maalin ay ka hadhsantahay xidhista isdiiwaangelinta Tababarka Horumarinta Shakhsiyada (personal Development skills ).
Hadaba hadii aad danaynayso in aad ka faa'idaysato tababarkan nagu soo booqo xarunta Kuliyada halkaas oo ay ka socoto diiwaan galinta ka faa'idaysadayaasha tababarkan .
Tilmaan : Fooqa sagal jet dabaqa labaad (Burco ).
063-3133168 |0659639446|
GREEN HOPE Academy
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Burco
252