Hope Academy

Hope Academy

Share

02/06/2026

OGEYSIIS TABABAR
Hope Academy waxay ku wargelinaysaa dhammaan daneeyayaasha inay bilaabanayso tababar ku saabsan:
✅ Communication Skills
✅ CV Writing Skills
Tababarkani wuxuu ka caawinayaa ka qaybgalayaasha inay horumariyaan xirfadaha isgaadhsiinta, diyaarinta CV-ga xirfadaysan, iyo u diyaar garowga suuqa shaqada.
📅 Taariikhda Bilowga: 4 June 2026
🕓 Waqtiga: 4:00 PM – 6:00 PM
📍 Goobta: Hope Academy
Hope Academy – Building Skills for Success.
Ama ku Soo biir Link
https://chat.whatsapp.com/GzymfS4KEJ4EEt8r1vC10a

01/06/2026

HOPE ACADEMY waxay ogeysiinaysaa dhammaan ardayda iyo bulshada inay bilaabanayaan fasallada MS Office Computer.
💻 Baro: • Microsoft Word • Microsoft Excel • Microsoft PowerPoint • Windows Basics Muddo kooban
🎓 Waxbarasho tayo leh iyo tababar gacmeed. 📍 Goobta: Hope Academy
Wixii Faahfaahina Kala Xiriir 63-6224499, 711190
Location: Area Afgooye

17/05/2026

OGEYSIIS FASAX
Waxaa dhammaan ardayda, macallimiinta iyo shaqaalaha lagu wargelinayaa inuu jiri doono fasax weyn oo ku beegan maalinta Xuska 18 May.
• Maalinka Fasaxa: Isniin
• Taariikhda: 18 May 2026
Dib u soo laabashada waxbarashada iyo shaqadu waxay noqon doontaa:
• Maalinka: Salaaso
• Taariikhda: 19 May 2026
Fasax Wanaagsan.

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Hope Academy Street
Burco
252