Hiil Caafimaad Organization
01/12/2023
بسم الله الرحمن الرحيم # # السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Alxamdulilah ilaahay baa mahad iskaleh oo iisuura galiyay inaan soo Afmeero master degree gii aniga oo caafimad qabo Alxamdulilah,
Waxaan umahad celina yaa dhamaan cidii igarab taag nayd intaa aan waxbarashasa waday , oo ay oogu horeeyan walid kay iyo walaaladay hablo iyo wiilal ba iyo dhamaan Asxaabtayda kala duwan
Alxamdulilah ilaahay baa mahad leh
Master of public health
Alpha university borama collaboration in Lincoln university Malaysia 🇲🇾
28/02/2023
04/01/2021
Xubnaha ugu sareeyo ee uruur ka Hormarinta caafimadka ee Hiil caafimad organization HCO ayaa manta kulan Is xog waraysi ah la qaaten Momada jamuuriyada somaliland Drs Adna aadan ismaciil
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Burco
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |