S.D.O SERA C
12/01/2024
Magacisa waa kuna magac dheer ] wa ciyaar yahan khad dhexe ah wa palyer kubda cagta hibo eebe usiiyay. kubadu markay lugtiisa kujirta waxa ku raxaysta dhamaan dadka garoonka uso daawasho tagay kuwa tageeraya iyo kuwa kaso horjeedaba, waa ciyaaryahan ay yartahy in laga helo qof sidiisa kubda cagta khadka dhexe umaamula usharaxa uqurxiya waqti xaadirkaan Puntland waana mustaqablak somaliya iyo kan puntland.
Waxa ku lenahy horey usoco🙏🔥🫡
🔥🙏
11/01/2024
Magacisa wa waa dambedka midig e kooxda
Wa xirfadle kubaded o dhameystrin wana player xushmad badan.waa player leh kubad daafacasho iyo mid weerarba waana mustaqbalka puntland iyo soomaliyaba waxaa ku lenahy horey usoco🫡🙏
🔥
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Bosasso