Elman SC
21/03/2026
Elman SC iyo safarkeenii Degmadda taariikhiga ah ee iskushuban.
Waxaan si mug weyn ugu mahad celinaynaa Teamka Farjano ee Degmadda iskushuban oo si maamuus leh noogu soo dhaweeyay Degmadda.
Ft: ELMAN SC 2 vs FARJANO 1
22/02/2026
Waxaa si Rasmi ah noogu furmay Koobkeenii Ramadaan Cup oo aan sida sanadlaha ah u qaban jirnay, Sanadkaan Koobka waxaan ku xusnay oo ugu magac darnay walaalkeen iyo Saaxiibkeen Maxamed Cabdirisaaq Yaasiin (Naaif) Rabbi ha u naxariistee.
Maskaxda ugu weyn ee sanadkaan qaban qaabinaysay koobka ayuu ahaa walaalkeen oo kaalinta ugu weyn kulahaa in sanado badan inoo qabsoomo koobkaan.
Waxaan tacsi u diraynaa dhammaan Qoyska,Qaraabada,Asxaabtii uu ka baxay Marxuumku.
Waxaan qiraynaa in uu noo aha tiir weyn oo naga baxay k**a daalayno in aan mar walba is xasuusino oo u ducayno walaalkeen In ilaahay Jannooyinkiisa tan ugu sareysa ku cusumo.
إنا لله وإنا إليه راجعون
01/05/2025
Jiilasha Dahabiga ah ee Magaca Teamka mustaqbalka dhaw kor gayn doona.
Ka team ahaan Elman SC waxaa naga go’an in aan soo saarno xidigo dhan walba ka dhisan oo saaxada Kubada cagta Puntland ku soo kordhin doona wax badan.
Guul iyo Gobanimo ✊
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Bosaso