Tisjiic Youth Development Org - TYDO
13/04/2026
Ururka Dhalinyarada Horumarinta Deegaanka Tisjiic (TYDO) Tisjiic Youth Development Org - TYDO , oo kaashanaya Guddiga Waxbarashada Deegaanka, ayaa soo Qabanqabiyey Imtixaan Tijaabo ah kaas oo laga qaaday ardayda Fasalka 8aad ee Tisjiic Primary and Secondary school ee deegaanka Tisjiic.
Ujeeddada imtixaankan ayaa ahayd:
✅️ In ardayda loo sii diyaariyo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Wasaaradda Waxbarashada Puntland
✅️ In kor loo qaado heerka waxbarashada iyo akhriska
✅️ In ardayda lagu dhiirrigeliyo tartanka waxbarasho ee ka dhex jira deegaannada Puntland
Guddoomiyaha Ururka TYDO, Mudane Axmad Xirsi Salaad Xidig ayaa ardayda u jeediyey kalmad isugu jirtay baraarujin iyo dhiirrigelin, isagoo ku booriyey inay dadaalkooda labanlaabaan.
Sidoo kale, Guddiga Waxbarashada ayaa iyaguna ardayda la wadaagay talooyin qiimo leh oo kor u qaadaya kalsoonida iyo diyaar garowga imtixaanka.
Ururka TYDO wuxuu si joogto ah ula socda tayada waxbarashada, gaar ahaan ardayda u fariisanaysa imtixaannada shahaadiga ah, isagoo qabta imtixaano kedis ah oo lagu qiimeeyo heerka aqooneed ee ardayda.
Ururka TYDO marwalba waxaa ka go'a:
In la helo jiil aqoon leh, karti leh, kana qayb qaata horumarka deegaanka.
Sidoo kale TYDO mar walba waxaa ka go’an: ka qaybqaadashada
Soo saarista kaadir aqoon ku hubaysan oo mustaqbalka dalka door muuqda ka qaata.
DHAMMAAD
Wixii faah-faahin ah fadlan kala xiriir:
Abdiqani Said Abdalle.
Agaasimaha Waaxda Warfaafinta Ahna Afhayeenka Guud Ee Ururka TYDO.
E-mail:[email protected]
E-mail: [email protected]
Facebook:https://www.facebook.com/Tisjiic?mibextid=JRoKGi
https://www.tiktok.com/?_t=ZM-8vcCgoB9gmM&_r=1
Hadal Jeedinta Aqoonyahan Abdullahi Hiirad muuse || Xaflada Qalinjabinta Dufcadii 7aad ee Fasalka 8aad Iyo Abaalmarinta ardada Kaalmaha h**e ka galay Imtixaankii Mid-termka
DHAMMAAD
Wixii faah-faahin ah fadlan kala xiriir:
Abdiqani Said Abdalle.
Agaasimaha Waaxda Warfaafinta Ahna Afhayeenka Guud Ee Ururka TYDO.
E-mail:[email protected]
E-mail: [email protected]
Facebook:https://www.facebook.com/Tisjiic?mibextid=JRoKGi
https://www.tiktok.com/...
Kalmado Cajiiba arday ka mid ah ardada qalinjabinaysa || Xaflada Qalinjabinta Dufcadii 7aad ee Fasalka 8aad Iyo Abaalmarinta ardada Kaalmaha h**e ka galay Imtixaankii Mid-termka
DHAMMAAD
Wixii faah-faahin ah fadlan kala xiriir:
Abdiqani Said Abdalle.
Agaasimaha Waaxda Warfaafinta Ahna Afhayeenka Guud Ee Ururka TYDO.
E-mail:[email protected]
E-mail: [email protected]
Facebook:https://www.facebook.com/Tisjiic?mibextid=JRoKGi
https://www.tiktok.com/...
Hadal Jeedinta Xoogahaya Guud Ee Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Gobolka Bari Mudane Mohamed Osman Yusuf || Xaflada Qalinjabinta Dufcadii 7aad ee Fasalka 8aad Iyo Abaalmarinta ardada Kaalmaha h**e ka galay Imtixaankii Mid-termka
DHAMMAAD
Wixii faah-faahin ah fadlan kala xiriir:
Abdiqani Said Abdalle.
Agaasimaha Waaxda Warfaafinta Ahna Afhayeenka Guud Ee Ururka TYDO.
E-mail:[email protected]
E-mail: [email protected]
Facebook:https://www.facebook.com/Tisjiic?mibextid=JRoKGi
https://www.tiktok.com/...
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Tisjiic
Bosaso