TALA FASHE

TALA FASHE

Share

19/04/2023

Shaacinta guuleystaha tartanka shaqa abuurka Premier Bank

"Intii aan ku jirnay kala Xulista waxaan aad ugu dedaalnay inaan cadaalad ku salayno qiimaynta ganacsatada, tartamayaashuna wax ay ubadnaayeen dhalinyaro taas o muujinaysa mustaqbal wanaagsan."
Ibrahim Siciid
Bare Sare, Garsoore Barnaamijka

18/04/2023

Macmiil Ku Guulayso $15 Dollar Hadiyadda Ramadaanta ee Super Data Online adigoo raacaya sadexdan talaabo ee fudud.
Macmiilka ugu horeeya ee sax ah uga jawaaba ayaa noqo doona Guulaystaha Suaasha Ramadaanta.
1. Follow/Like garee page ka
2. Share garee post gan
3. Comment - ku muuji jawaabta saxda ah oo faahfaahsan
FG: Macmiilka ugu horeeya ee suaasha si sax ah usheega ayaa heli doona hadiyadda.
FG: Macmiilka waxa la ogolyahay inu tartamo hal mar.
Muddadu waa 24 Saac oo ku eeg Malinta Salaasada 18/4/2023 -09:30Am.
Macmiil ku xidhnow oo ka adeego markasta iyo meel kasta Super Data Online

18/04/2023

SU'AASHA MAANTA.
Guuleyso oo hel hadiyad inta lagu jiro bisha Ramaadan.
Shuruudaha Jawaabta:
1- 𝗙𝗼𝗹𝗹𝗼𝘄 dheh Page-keena - kamid noqo asxaabteena Facebook.
2. 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗲 dheh post ga - Lawadaag Asxaabtaada.
3. Ka jawaab su'aasha - Comment ahaan.
F.G: Guuleystaha hal mar ayuu fursad Ku guuleysiga barnaamijka leeyahay.

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Bosaso?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


BOOSAASO
Bosaso
25290

Opening Hours

Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00