Abdirahman makalow

Abdirahman makalow

Share

25/12/2018

Abkuu doonaba ha sheegto'e
Wuxuunbaa ehel ii ah

21/12/2018

Dacartuba marbay
Malab dhashaa ood
Muudsataa dhabaq'e

25/05/2017

Rabbow gaff aan galay
Ha iga goyninee
Raxmadaada gaarkiyo
Naxariistaada guud
Deeqsii kashayda
Daa'im baa tahaye
Rabbow dawga toossan
Doc iyo dugsi iiga yeel.

Abdirahman Makalow

Want your university to be the top-listed University in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Makalow
Borama