ADAL Medical University

ADAL Medical University

Share

18/05/2026

Bahda Macalimiinta, Maamulka iyo Ardayda Adal Medical University waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland munaasibadda qiimaha badan ee 18-ka May.

Waxaan idiin rajaynaynaa sanad guuro wacan, nabad waarta, horumar joogto ah, iyo mustaqbal barwaaqo leh.
Alle ha inoo adkeeyo midnimada, wadajirka, iyo horumarka dalkeenna. ❤️🤍💚

Want your school to be the top-listed School/college in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Borama
000