Wacyi Foundation

Wacyi Foundation

Share

20/04/2026

Guddoomiyaha Wacyi Foundation
Dr. Shiekh Mohamed Khadar

20/04/2026

Haayada Al-wacyi Foundation ayaa Dugsi Quraan ka dhagax dhigtay Deegaanka Cige Cade ee Galbeedka Boorama.

10/04/2026

Haku fikirin oo kaliyaata maxaad qaadataa iyo maxaad cuntaa waligaa ma is waydiisay maxaad umadaada u qadintay.

Waxa laga yaabaa inay dad badani ku fikirayaan wadankaygu shaqo ma leh, maxaan ka shaqeeyaa oo yaa shaqo isiinaya, Adigu waligaa ma is waydiisay wadankaaga shaqo ma u qabatay?

Qudbadii jimcaha maanta Masjid Safari

Dr sheikh Mohamed Khadar.

25/03/2026

Waa midkamida Ceelashii ay Wacyi Foundation Dayactirtay ee Dooxa Satawa .

24/03/2026

Furitaanki ceel biyoodki aan ka hirgalinay deeganka cige cade

23/03/2026

Xadhiga Kajarka Ceel Biyood aan Dhawaan ka hirgalinay Deegaanka Cige Cade.

Photos from Wacyi Foundation's post 23/03/2026

Al-wacyi Foundation oo ay weheliyaan Masuuliyiin kaladuwan ayaa maanta Xadhiga Kajartay Ceel Biyood ay Dhawaan ka hirgaliyeen Deegaanka Cige Cade.

Photos from Wacyi Foundation's post 23/03/2026

Waa sawaro hordhaca :Qaybtii kamida Sawiradii xadhigjarka Ceelashii ay ,Wacyi Foundation ka qoday Dooxa Satawa.

20/03/2026

Khudbadii Saalada Ciida ee Garoonka Xaaji Daahir ( Biroole )

Waxaana Ka Khudbeeyey :

Sh.Dr Maxamed Khadar
Gudoomiyaha Al Wacyi foundation

19/03/2026

Garoonka Xaaji Daahir Stadium

19/03/2026

Ciid Mubaarak , ilaahay haynaga aqbalo wixii acmaal ee aynu soo qabanay bishii Ramadaan.

18/03/2026

Kalmadii uu ka jeediyey Gudoomiyaha Al Wacyi foundation.

Sh.Dr Maxamed Khadar

munaasibadii Barnaamijka Ciidsii Walaalkaa

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Borama