AWDAL MEDIA GROUP

AWDAL MEDIA GROUP

Share

12/06/2026

Borama + Gabiley: Suldaan Samater Sul. Ibrahim Oo Tacsi Tiraanyo Leh U Diray Qoysaskii & Eheladii Ay Ka Baxeen.

Marxuun Jiif Caaqil Cumar Jiif X. Cismaan Caynaan Iyo Marxuun Ex Xil. Maxamed Cabdi Gaafane Oo Maanta Lagu Kala Aasay Borama Iyo Gabiley.

11/06/2026

Xoghaya cusub ee fulinta gobolka awdal Ayaa maanta xilkii la wareegey eng abdicasiis

11/06/2026

Barnaamijka Madaxwayne Muuse Biixi iyo Mucamar Qadaafi .

11/06/2026

UEFA ayaa ku dhawaaqday in Finalka UEFA Super Cup-ka Yurub uu dhex-dhexaadin doono garsooraha Soomaaliyeed ee Cumar Cartan.
Kulanka Final-ka ayaa dhex mari doona PSG iyo Aston Villa.

10/06/2026

𝐓𝐀𝐂𝐒𝐈 𝐌𝐀𝐃𝐀𝐗𝐖𝐄𝐘𝐍𝐄
INAALILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJUCUUN.

Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii uu ka baxay AHUN Xildhibaan H**e X. Maxamed Cabdi Gaafane oo ku geeriyooday Magaalada Borama.

Marxuumka ayaa ka mid ahaa Xildhibaanadii h**e ee golaha deegaanka ee Degmada Boorama sannadihii 2002-2012.

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku-simaha Madaxweynaha ayaa Marxuumka ku sifeeyey Oday iyo masuul miisaan leh oo Shacabkiisa si hufan ugu soo shaqeeyey.

Madaxweyne ku-xigeenka JSL waxa uu Marxuumka Alle SWT uga baryayaa in uu u naxariistii Jannatul Firdowsa Aclaa ka waraabiyo, Qaranka JSL, Qoyskiisii, Asaxaabtiisii iyo Qaraabadii uu Marxuunku ka baxayna uu Samir iyo Iimaan Saadiq ah ka siiyo.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Xuseen Aadan Cige (Deyr),
Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

Want your business to be the top-listed Media Company in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Dayaxnews30@gmail. Com
Borama