Aljazeera Technology Institute

Aljazeera Technology Institute

Share

14/12/2025

Ka faaiidayso cashar ka mida casharada course-ka compTIA A+ Technician oo sadex bilood socda, waa mid ka mida courses-ka ugu muhiimsan ee Aljazeera Technology Bixiyo, course-kan oo kaliya 8bilood ayaan u diyarinayay ku samayntiisa website-ka Aljazeera, Arday badan oo soomaaliyeed oo dibadaha jooga Maraykan iyo Yurub ayaa ka faaiidaystay course-kan oo markay dhameeyeen ugu shaqo tagay shirkadaha Computer Assembly-ga ka shaqeeya iyo kuwa software Solutions-ka ka shaqeeya mustaqbal weyna wuu u noqday oo ay ku noolaadan.

21/10/2025

Ka faaidayso cashir ka mida casharada Aljazeera Technology qaybta Online-ka... sida Design degdeg ah loo sameeyo adoo isticmaalayo AutoCad iyo ArchiCad

Photos from Aljazeera Technology Institute's post 21/10/2025

Aljazeera Students, Revit Architecture Final Exam, Abdirahman Jelle Ali from Muqdisho well-done !

01/09/2025
Want your school to be the top-listed School/college in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Xalane
Borama
252