Eng Khadar
30/08/2025
Hambalyo mudane madaxweyne Abdulkadir ahmed aw-ali (firdhiye).
Maamulka waqooyi bari waxa lagu aasaasay rabitaan shacab maanta waxey doorteen hogaankii hogaamin lahaa shanta sano ee soo socoto, ayida laga duulayo rabitanka shacabka ayana firdhiye la doorted.
Hadaba ree hiiran rabitaan maleh miyaa?
20/09/2024
MAHADNAQ.
Ugu horayn waxa ay mahad oo dhami u sugnaatay Illaahay SWT oo ii suura geliyey inaan soo afmeero heerkii kowaad ee jaamacada.
marka xigta waxaan u mahadnaqayaa waalidkay gaar ahaan aabahey Abdi Elmi iyo hooyadey Farhiyo oo ilaso Barbar taagna hiil, hoo iyo ducaba ee aan Maalina ka niyad jabin dadaalka iyo hoga-tusaalayn ta ay ila barbar taagnaayeen hayaaankaa dheer ee waxbarasho.
Waxa kaloon aanan aabaalkooda gudi karin Adeeradey Mohamed Elmi iyo Mustaf Hussein oo mudadaasi iso garab taagna oo aan leeyahay Alle miisaanka xasanaadka ha idiinku daro.
Gaba gabadii waxaan u mahadnaqayaa walaladey iyi asxaabtii sida muga iyo miisaanka leh iila qeybsadey farxada qalin jabinteyda.
Mahadsanidin dhamaantiin.
07/02/2024
Mahad oo idil Allaah SWT ayey u sugnaatay oo ii suuragaliyay inaan soo Jeediyo Maanta
Buug difaacashadeydi wajiga Koowad (Book Defense Phase One) ee heerka 1-aad (B.S) ee kuliyadda Science (School of Science ) gaar ahaan Kuliyada Computer Science ee Jaamacada Eelo University.
Waxaan sidoo kale u mahad celinayaa waalidiintayda, walaalahey, asxaabtayda iyo ruux kasta oo qayb ka ahaa inaan tallaabadaan horay u qaado.
Alle ayaan weydiisanayaa in aniga, dadkayga iyo Dalkaygaba nagu anfaco.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Borama