Daacad Solutions

Daacad Solutions

Share

24/12/2024

Ku soo dhawow Groupka Govt & NGOs Jobs! 🎉
Haddii aad raadinayso fursado shaqo ee dowladda iyo NGOs ana Hay,adaha, halkan ayaa kuu ah meesha ugu habboon!

Waxaan kula wadaagi doonaa fursadaha cusub, talooyin waxtar leh, iyo taageero si aad u hesho shaqadaada mustaqbalka. Soo biir maanta oo ka faa’iidayso fursadaha iyo macluumaadka muhiimka ah!
https://chat.whatsapp.com/HTUNipjw22S0VLO48y9x8y

14/12/2024

Ogaysiis: Ma u baahan tahay CV iyo Cover Letter xirfad leh oo kaa caawiya inaad ka gudubto tartanka shaqooyinka? Daacad Solutions waxay kuu diyaarinaysaa CV-gaaga iyo warqadda codsiga (Cover Letter) si xirfad leh oo dhameystiran, iyadoo la adeegsanayo hababka ugu casrisan ee shaqo raadinta.

Adeegyadeenu waa kuwa ku saleysan:

CV Customised ah: Waxaan kuu qoreynaa CV gaar ah oo ka tarjumaysa xirfadahaaga iyo waayo-aragnimadaada.

Cover Letter Xirfad Leh: Warqadda codsigaaga ayaa si gaar ah loo diyaarin doonaa, iyadoo loo eegayo shaqada aad rabto inaad codsato.

La-talin Shaqo: Waxaan ku siin doonaa talooyin ku saabsan sida ugu wanaagsan ee loo dhiso CV-ga iyo warqadda codsigaaga si aad u hesho shaqada aad dooneyso.

Nagala soo xiriir si aan kuu caawino, isla markaana aan kuu diyaarinno CV iyo Cover Letter kuwaas oo kaa caawin doona inaad ka mid noqoto musharixiinta ugu horeeya!

✅ Ku Guuleyso Shaqada Aad Apply Gareyneyso
Nagala Soo Xidhiidh
✅WhatSapp +252633524464
Ama Raac linkigan wa.link/iayr


Daacad Solutions - Kaalmo Xirfadeed oo La Hubiyo

14/12/2024

Shirkadda Daacad Solutions waxay kuu haysaa adeegyo gaar ah oo ku saabsan samaynta naqshado iyo stickers tayo sare leh.
Waxaan ku bixinaa adeegyo ku habboon baahiyahaaga, iyadoo la adeegsanayo qalab casri ah iyo farsamooyin horumarsan, si loo hubiyo in naqshaduhu yihiin kuwo qurux badan, waara, oo tayadoodu sareyso. Waxaan ku faraxsanahay inaan ku siino adeegyo shaqsiyeed, iyadoo la tixgelinayo dhammaan faahfaahinta muhiimka ah ee aad u baahan tahay, si aad u hesho natiijooyin ku qanacsan. Haddii aad rabto naqshad gaar ah ama sticker tayo sare leh.

Want your business to be the top-listed Business in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Borama