Burhaan tech

Burhaan tech

Share

Photos from Burhaan tech's post 20/09/2022

Sidee rauter kaaga ugu gali kartaa admin ahaan kaga bogo qormadan Rauter walba waxa ku dhaxdhisan web-based setup page kaas oo kuu ogolaanaya in aad wax badan ka badali karto settings ka rauter kaaga.

NOTE: in rauter kaagu uu daaran yahay inta aanad booqan page ka waa in sidoo kale uu computer kaagu ku xidhiidhsan yahay internetka.

1.fur browserkaaga sida chrome ka
2.qeybta address bar ka ku qor IP ADDRESS KA rauter kaaga.
For example, 192.168.15.

3.shaashad cusub ayaa kusoo bixi doonta oo ay ku qoran tahay enter username and password
Qeybta username ka ku qor admin kadib na password ka rauter kaaga gali

NOTE: admin waa default username ka rauter kasta
Haddii la badalay password ka rauter kaaaga fadlan gali password ka cusub

Sidaas ayaad ugu gashay rauter kaaga admin ahaan

QORMADA XIGTA WAXAAN SOO GUDBIN DOONAA ADMIN KU AWOODA UU LEEYAHAY INSHA ALLAH.

12/09/2022

Maxaanad ka ogayn Small office Home Office (SOHO)?

Soho Rauter waa Newtorkga aad Guriga Ku isticmaasho Tusaale Ahaan Routerka
WaanaLocal Area Network(LAN).

Waxa uuna Qabtaa shaqo badan Sida inuu kuu noqdo Default Gate way,DNS,Switch,Wireless,Firewall,File Sharing ,VPN.
Iyo Waliba Shaqooyin badan oo aan La tirin karin .

Waxa uuna Sameya (WAN Connectivity) in uu Local area Networkaaga uu internet ka ku xidho.
Waxa uuna leeyahay Anteenooyin iyo Box yar oo ka kooban Afar Port oo ay ku Xidhmi karaan Computeradaada ayakoo ugu Xidhmi kara RJ45 Cable, Sidoo kale Mobileda , Laptopska, Tablets ka Waxa ay ugu Xidhmi Karaan Hab Wireless ah waxana uu siinaya internetka iyo Hal port oo Cable ka internet ka ku siinaya uga Xidhmanayo Taas oo ka Timid (internet service provider ISP) Shirkada ku siinaysa internetka .

Waxa uu siiyaa Dhamaan Device yada ku Xidhan private IP Address.
Waxa uu Wata sidoo kale Firewall kuu ogalanaya inaad IP addresska aad allow/block dhihi karto.
Waxa sido kale aad allow/block ku sameyn kartaa ports ka qaar kuwaaso kugu sababi kara in lagu hack gareeyo.

Cable ka ka imaanaya shirkada internetka ku siinaysa (ISP) Waxa la dhahaa Public Switched Telephone Network.
Waxa ayna kugu Xidhaysa ISP gaaga Sidoo Kale Waxa ISP gaaga Awood siiyay waa Shirkado kale oo shuruucda networkga Dajiya.

Shirkada ugu Wayn ee dajisa networkga Waxa la dhahaa Internet Assigned numbers authority (IANA).
Waana Shirkada Bixisa Address Allocation Wax Walba oo IP Address oo dhan.

Waxa aan Qormada ku Xigta Soo Gudbin Doonaa Habka aad Router kaaga ugu Gali karto Ad Admin Ahaan OO kuu ogolanaya Wax Badan inaad Qaban karto.

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Borama