AhmedTimes

AhmedTimes

Share

06/09/2025

Dawladda Hoose ee Boorama ayaa Maanta Rooga Casriga ah Dhigtay Jidka Muhiimka ah ee Laga Soo Galayo Magaalada.

Boorama

25/08/2025

Dawladda Hoose ee Borama oo maanta Bilowday, Dhismaha Wadada Degmada Sheekh Cismaan oo la saari doono, Rooga casriga ah ee wadooyinka.

24/07/2025

"Reer Boramow, shaqada magaalada taala qof kaliya ma qaban karee, Maayarkiina la shaqeeya oo Horumarka ku garab istaaga."

Maayar Cabdikariim Axmed Mooge.

Photos from AhmedTimes's post 24/07/2025

Dawladda hoose ee Borama ayaa maanta Olale balaadhan oo Nadaafadeed ka samaysay Laagta Haadaanta ee Degmada Sheekh Makaahiil.

Olalahani oo qeyb ka ah Olalaha Nadaafada Degmooyinka Todobaad kasta maalinta Khamiista.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Borama