Tusan Engineering Services
06/11/2024
Project #9
waa Nashqada guri bangalo fooq ah oo aanu u nashqadaynay mid kamid ah macaamiishayada.
waxa uu ka kooban yahay:
cabirka dhulka: 15*15m
- fadhi
- Qolka Qoyska
- Qol hurdo
- Madbakh
- Suuli
- Gaadhi gal qaadaya 2 gaadhi
wixii faahfaahin ah:
[email protected]
whats: 7329410
08/10/2024
--Project #08
waa guri nashqad cusub oo bangalo fooq ah oo ay shirkadu ka fulisay xaafada cali black ee magaalada borama.
Want your business to be the top-listed Contractor in Boorama?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Boorama