Sidde Media
12/01/2026
Sugaay 👀
03/05/2025
09/04/2025
Beelwaynta Cali Barre ayaa u gudbiyey Madaxwaynaha Qaranka codsiga Beeshaasi,waxana kamid ah qodobada ay u gudbiyeen
1 in booska siyaasiga ah ee u hadhay Beesha la siiyo,loona magacaabo Eng Farxaan Maxamuud Giire oo kamid ah siyaasiyiinta Beesha Cali Barre.
Eng Farxaan Maxamuud Giire ayaa inta badan ah Macalin wax ka soo dhigay Jamacadaha Burco sido kale waxa uu kamid yahay mamulada iskuulada ee Burco.
Beesha ayaa waxay hormuud u noqotay Beelaha Ciidanka madaniga ah ee ku sugan Degmada Oog qarameeyey.
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Berbera?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Berbera