Almas Style

Almas Style

Share

01/08/2022

Macaamisheena sharafta leh waxaan idiin keenay idinka ama qabqaadyadii aad sugeeyseen ugu hagaaga almaas style

23/07/2022

Macaamisheena sharafta leh waxaan idiin keenay dr rashel beardoil oo ah saliida garka bixineeyso
Alaabaha dr rashel tayadooda waa 100%

Photos from Almas Style's post 15/07/2022

Bismilah
macaamisha sharafta leh waxaan ugu bishaareynena in aa idin kenney dalab cusub oo loogu talagaley wijiga wuxuuna kasameysan yahay bariis wiliba wuxuu u fiican yahay iyo mad madoowga wijxaarahaiga hadaba inta aan laga dhameysan soboqo ALMAS STYLE AND COSMATICS

Mobile 0610232370

📍 Beledweyne, Kasoo Horjeedka Dhismaha Sh.Cali Jimcaale Ama Agagaarka Buundo Weyn mahadsanid

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Beledweyne?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Beledweyne