Raxweyn Security Force R.S.F
12/08/2023
Xasan Maclin Aways oo loo yaqaano (jindullaah ) iyo Abdullahi ibraahim maxamed oo isna loo yaqaano ( jabal ) ayaa isku soo Dhiibeen Ciidanka oo Talisyadooda kala ah Ururka 154- aad Ee Fadhigeedu yahay Degmada Diinsoor ee Gobalka baay iyo Ururka 46aad Ee Taliska Guutada 8aad Qeybta 60aad Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyed Ee Baydhabo waxayna Kawada Tirsanayeen Maleshiyada mudo 3samo ah waxayna kusoo Dagalmeen Baar-dheere Baar sanguuni Janaay Cabdalla Buulla Mareer Waxayna Hada kusugan Yihiin Taliska Qeybta 60aad Ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed
Want your business to be the top-listed Business in Baydhabo?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Street 30
Baydhabo
9090