MITRE - Miini Institute For Training and Research

MITRE - Miini Institute For Training and Research

Share

16/01/2026

𝗕𝗔𝗡𝗗𝗛𝗜𝗚𝗚𝗔 𝗣𝗢𝗪𝗘𝗥𝗣𝗢𝗜𝗡𝗧 🎓

Machadka MITRE waxa uu si joogto ah ugu dadaalaa horumarinta aqoonta iyo xirfadaha ardaydiisa. Waxaan idiin soo gudbineynaa ardayd si guul leh u dhammeysatay buugga PowerPoint, kuwaas oo soo diyaariyey soona bandhigay Presentations tayo leh oo muujinaya faham, kalsooni iyo xirfad casri ah.

Muscab Mohamed Ysusf waxa uu soo bandhigay Presentation si habeysan, ujeeddo cad leh, isla markaana muujinaya:
Faham buuxa oo PowerPoint ah
Isticmaal sax ah oo slides, animations iyo design
Kalsooni iyo hab hadal xirfad leh

Waxaan ku bogaadinaynaa dadaalka iyo horumarka uu sameeyay, waxaana rajeyneynaa mustaqbal ifaya oo aqoon iyo xirfad leh.

11/01/2026

Machadka MITRE: Halka Aqoontu Ka Noqoto Xirfad iyo Sida Ardayda Ay U Beddelay Noloshooda.

27/11/2025

📢 OGAYSIIS MUHIIM AH
Machadka MITRE wuxuu bilaabay qaadashada ARDAY CUSUB ee koorsooyinka:
✨ Personal Development – Koorso cusub oo lagu horumarinayo xirfadahaaga, kalsoonidaada iyo qorsheynta nolosha.
💻 Basic Computer Diploma – Barashada aasaaska kombiyuutarka oo muhiim u ah shaqo kasta.
🎨 Graphic Design – Koorso kuu suurtagelinaya inaad barato naqshadaynta casriga ah.
📅 Isdiiwaangelintu waa furan tahay inta ka dhiman bisha November iyo bisha December. Fursadan ha seegin!
📍 Ku soo biir MITRE Institute si aad u hesho xirfado kaa caawinaya inaad ku shaqaysato.
☎️ Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir +252 61 9002859

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Baraawe?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Dabaqa Kore Shirkada Dahabshiil
Baraawe
619002859

Opening Hours

Monday 09:00 - 18:00
Tuesday 09:00 - 18:00
Wednesday 09:00 - 18:00
Saturday 09:00 - 18:00
Sunday 09:00 - 18:00