Mayamay cable

Mayamay cable

Share

11/10/2023

Dawladnimadu waa Calan Iyo ciidan Bal Waxa Guutoyin Maraya Eeg Khaatumo

Cabdifatax Muhamed Abdi

11/10/2023

Fariin Loo Diray Madaxwaynaha Khaatumo State..

Al-Cadaala News

Photos from Mayamay cable's post 11/10/2023

Xoghayaha Arimaha Bulshada Maamulka SSC-Khaatumo Dr Yuusuf Saleebaan Sancad
Ayaa Galabtay Booqasho Iyo indha indhayn ku Tagay Xarunta Dhallinyarada Ee Abdiasis Youth Centre oo ay ka socotay Ciyaar u dhaxaysay Labada Kooxood ee Horseed iyo Plasma University Kuwaas oo Kamida Kooxaha Tartanka Horyaalka Kubadda Kolayga Soomaaliya.

Xoghayaha Waxaa Booqashada ku Weheliyey Agaasimaha guud ee wasaaradda Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha JFS Mudane Cabdiraxiim Warsame Diiriye iyo Sidoo kale Agaasimaha Waaxda Xirfadaha iyo Tababarada Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JFS.

DHAMMAAD.

Photos from Mayamay cable's post 11/10/2023

Waftigii xildhibaanada ahaa ee ka socday maamulka SSC-KHAATUMO ee xalay soo gaadhay magaalada buuhoodle ayaa maanta booqday jiida h**e ee deegaanadii dhawanaan lagu dagaalamay ee galbeedka gobolka Cayn

Wafiigan ayaa u kuur galayey xaalada nabad galyada iyo difaaca deegaanka

Waftiga ayaa dadka shacabka ah ee halkaa ay ugu tageen kula dardaarmay in ay nabad-galyada ilaaliyaan kana fogaadaan falal kasta oo keeni kara isku dhac danbe oo dhex mara dadkaa ay dariska yihiin isla markaana ay deegaanadooda ku sugnaadaan difaacoodana adkaystaan

Waftiga ayaa dhanka kale dadka deegaanka qorilugud ugu baaqay in ay nabada ilaashadaan oo aan marba la galin dagaal siyaasadeed iyo mid ay soo meeleegeen shaqsiyaad dano gaar ah leh

Want your business to be the top-listed Business in Khartoum?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Culinary Team

Attire

Telephone

Website

Address


Khartoum