Muslimah

Muslimah

Del

02/12/2024

"Markazka Mucawiye Qur'an Online wuxuu qaadanayaa arday cusub barashada Hingaada iyo Culuumta diinta.
Waxaan ku siinaynaa fursad qaali ah oo aad kaga baran karto Hingaada iyo culuumta diinta si habaysan, laga bilaabo heerka aasaaska ilaa akhriska saxda ah ee Qur’aanka Kariimka ah. Macallimiin khibrad leh ayaa ku baraya hab casri ah oo ku habboon jadwalkaaga.
Haddii aad xiisaynayso inaad ku biirto, fadlan nala soo xiriir si aad isu isdiiwaangeliso.
WhatsApp: +254725500687
Markazka Mucawiye Qur'an Online – halka laga barto Hingaada, Qur’aanka, iyo Shareecada Islaamka."

09/10/2024

إنّ الاتجاه الذي يبدأ مع التعلم سوف يكون من شأنه أن يُحدد حياة المرء في المستقبل

26/10/2023

Muxadaro Caawa Dhici doonta Insha Allaah || Masjid Sharif || Parklands Nairobi-Kenya

25/08/2023

Deeqdii Reer Nairobi oo la gaarsiiyay Shacabka Ku barakacay Dagaladii laascaanood
https://youtu.be/0rYX2tDE37Q?si=3bI9VRXfGXhKIGw_

Vil du plassere din universitet på toppen av Universitet-listen i Trondheim?
Klikk her for å få din Sponsede Oppføring.

Telefon

Adresse


Trondheim