HIT OR RUN

HIT OR RUN

Del

22/04/2026

Maayir mooge aan duco badan ku raacinee khadar ha nagag tagin ee gacanta sii qabo 😆 🤣 😂

09/04/2026

WAR DEGDEG AH 🚨: ISRL oo Cabsi weyn ka qabta in Iiraan adeegsan karto Nukliyeer!

Iiraan ayaa sheegtay in dhammeys tirka sameynta awoodda nukliyeerka lasoo gabagabeyn doono muddo 24 saacadood gudahood ah.

Iiraan ay bixisay qish ah in ay awood u leedahay iney gaadho heerkii ugu dambeeyay sameynta hubka nukliyeerka muddo aad uga gaaban ilaa 24 saac, haddii weerar lagu soo qaado.

Tani waxay jawaab celin culus u tahay dalabkii Ra’iisul Wasaaraha 1SRL ee ahaa in laga saaro tamarta Nukliyeerka ee la kobciyey Iiraan ama haddii kale uu duulaan ku qaadi doono.

HIT OR RUN

Vil du plassere din offentlig person på toppen av Offentlig Person-listen i Oslo?
Klikk her for å få din Sponsede Oppføring.

Adresse


Oslo