M o H a M e D S a A b i R

M o H a M e D  S a A b i R

Delen

03/06/2025

SUAAL: Dumarkaa miyay ka helaan ragga baariyaasha ah?

01/06/2025

Maxaa sababay in mahad salad markale u noqdo Taaliyaha Sirdoonka Qaranka ?

Photos from M o H a M e D  S a A b i R's post 01/06/2025

Xalay waxaa koobka Champions league qaaday kooxda PSG. Farxadda arrinkaasi awgeed waxaa dalka Faransiiska ka dhacay dabaaldegyo ay qaar kamid ah kuwa rabshado wata yihiin.

2 qof ayaa dhimatay
1 nin oo booliis ah Kooma ayuu ku jiraa
Ku dhawaad 200 oo qofna dhaawac ayay noqdeen.

Habeen fowdo badan ayuu u ahaa.
Dadka rabshadaha waday ee banaanka isku soo baxay waxay la dirireen booliiska, waxay qaarkood bililiqeysteen dukaamada, meelana way gubeen, waddanka dhan markii la xisaabiyo 700 oo wax ama meel ayaa la gubay, waxaana ugu badnaa gawaari la gubay.

559 qof ayaa la qabtay oo la xiray, kuwaasoo u badan kuwa caasimadda degan.

Magaalada Paris qof Scooter watay ayaa si cad baabuur loo jiirsiiyay (lagu dardaray), kedibna laga tagay, asigoo dhaawac halis ah.

17 sano jir koonfurta Faransiiska joogayne mindi ayaa la geliyay, oo Isbitaal ayuu ku jiraa waxaana la geliyay Kooma.

Fowdo aad u xun ayaa Faransiiska ka dhacday, koobka ay PSG xalay qaaday awgiis.

Duhur wanaagsan - Ahmed Kadiye

30/05/2025

Maxaa ka jira hadalada cabdiraxmaan cabdishakur?

29/05/2025
Wilt u dat uw bedrijf hét hoogst genoteerde Fotografische Dienst in Rotterdam wordt?
Klik hier om uitgelicht te worden.

Website

Adres


Rotterdam