Mohammed Omar

Mohammed Omar

Delen

23/02/2026

Balotteli🗣️hadii aan joogi lahaa booska Mbappe kaas oo u dhowaa marka Vinicius la caayayay…

Prestianni waxan jabin lahaa afka waan ogahay waaley ganaaxi lahaa red Crad lai siin lahaaa lacago leygu ganaaxi lahaaa..

Wariyaha adigo dacwad kidibn karaa maxa u gacan qaadee..?

Balotteli 🗣️inaan cawasho gudbiyo waxna masoo kordhineso hada imisa jeer baad aragtay oo Vinicius cawanaayo yaa wax u qabtay…

Gacan qaadka aan sameynaayo waa wax cadaalad ah waxan ogahay in Uefa iyo Fifa cadaalad ka heli doonin sidaa darteed cadaalada gacantey ku raadsan lahaaa..

Balotteli hada kahor xariif daanyeer ku tilmaamay ayuu istaaga ka riday ma kaftamo yarkaan..😂

Vinicius talaa la siiyay koleey hadalka Balotteli wuxu la micno yahay viniyow calaacalka jooji kii daanyeer ku dhahaa afka jabi 🙆🏿‍♀️🙈

21/02/2026

VLOG WAALI AH SUUQA UGU WEEYN HOLLAND

29/01/2026

Sheeko xiiso badan part 1

16/01/2026

Saakay iyo muqdisho

Photos from Mohammed Omar's post 29/12/2025

📰✍🏽Feeryahanka Anthony Joshua oo Isbuucii h**e feerkii uu ku guuleystay ka sameeyay in ka badan $90 million ayaa maanta waxaa uu Nigeria ku galay shil gaari oo ay ku geeriyoodeen laba qof oo aad ugu dhawaa, Saaxiibkiina iyo personal trainer-kiisa.

Adduunyo wax laga qaadi maayo qaarumadama allaha noo hagaajiyo ✌🏾

Wilt u dat uw publiek figuur hét hoogst genoteerde Publiek Figuur in Rotterdam wordt?
Klik hier om uitgelicht te worden.

Website

Adres


Rotterdam
3013

Openingstijden

Maandag 09:00 - 17:00
Dinsdag 09:00 - 17:00
Woensdag 09:00 - 17:00
Donderdag 09:00 - 17:00
Vrijdag 09:00 - 17:00
Zaterdag 09:00 - 17:00
Zondag 09:00 - 17:00