Awale adaan
08/09/2022
London Bridge is down: Boqoraddii Ingiriiska Her Majesty The Queen Elizabeth II hadda ayay geeryootay. 70 Sanadood bay ahayd Boqoradda ugu cimriga dheer dunida. Waxay ahayd hoggaamiye naxariis badan oo dhulalkii ay xukumaysay kala soo dabbaalatay duruufo badan. Dorraad ayay magacowday Raisal Wasaarihii 15 aad ee dalkeeda. 17 xukuumadoodna way dhistay. Queen Elizabeth II 🇬🇧.
Sawirka waa 27kii April 1954, boqoradda oo Cadan joogta oo salaamaysa Suldaankii Xoriyadda Suldaan Cabdiraxman Suldaan Diiriye.
Wilt u dat uw bedrijf hét hoogst genoteerde Mediabedrijf in Breda wordt?
Klik hier om uitgelicht te worden.
Klik hier om uitgelicht te worden.
Type
Website
Adres
Breda
4800–4841, 4847, 4850–4854