Muuqaal digital solutions

Muuqaal digital solutions

Share

01/01/2026

โ€œMa doonaysaa in 2026 uu noqdo sanadkii aad xirfad dhab ah yeelan lahayd?
Sanadkii aad shaqo heli lahaydโ€ฆ ama adiga ganacsi bilaabi lahayd?โ€

โ€œDigital Solution iyo Royal University of Somalia
waxay si rasmi ah u midoobeen
si ay dhalinyarada Soomaaliyeed u siiyaan
xirfadaha casriga ah ee suuqa shaqadu maanta u baahan yahay.โ€

๐Ÿ“š Waxaad baranaysaa:
๐ŸŽฌ Video Editing
๐ŸŽจ Graphic Design
๐Ÿ“ฑ Digital Marketing
๐Ÿ’ป Basic Computer Skills

โ€œKuwaas ma aha aragti keliya โ€” waa xirfado aad lacag ku kasban karto.โ€

๐Ÿ”ฅ War Weyn!
โ€œSi loogu dabaaldego Sanadka Cusub 2026,
waxaan bixinaynaa 50% DISCOUNT
oo loogu talagalay 100 arday oo kaliya.โ€

โณ โ€œMarka boosasku buuxsamaan, fursaddu way xirmaysaa.โ€

mustaqbal ka wanaagsan,
haddii aad rabto xirfad dunidu qiimeyso,
haddii aad rabto inaad ka baxdo shaqo laโ€™aantaโ€ฆ
๐Ÿ‘‰ Dooro Digital Solution ร— Royal University of Somalia.โ€

๐Ÿ“ž โ€œIsdiiwaangeli maanta โ€“
ha sugin berrito.โ€ whats app number +252906158473

๐ŸŽ“ โ€œMustaqbalkaaga halkaan ayuu ka bilaabmaa.โ€

28/12/2025

๐Ÿ“ฃ Ma tahay maamule shirkad ama ganacsade doonaya in 2026 uu noqdo sanadkii aad suuqa ka dhex muuqan lahayd?

Fariintan adiga ayay kuu socotaa!

Waxaan dooranaynaa 30 shirkadood oo cusub oo aan u sameyn doono suuq-geyn buuxda โ€“ si bilaash ah!
Haa, waa saxโ€ฆ FREE marketing!

Fursaddan waxay u furan tahay:
โœ… Shirkadaha caafimaadka
โœ… Shirkadaha waxbarashada
โœ… Shirkadaha wax-soo-saarka
โœ… Shirkadaha adeegyada
โœ… Iyo shirkad kasta oo raba in ay suuqa ka dhex muuqato

Bil kasta waxaan kuu sameyn doonnaa:
๐ŸŽฅ Video-yo xirfad leh oo ku saabsan adeeggaaga
๐Ÿง  Content soo jiita macaamiil cusub
๐ŸŽจ Design kor u qaada magaca iyo sumcadda shirkaddaada
Ujeedkeenna:
Inaan dhisno sumcada ganacsigaga isla markaana aan ka dhigno mid casri ah oo la jaan qaadaya suuqa.
Haddii aad rabto in 2026 uu noqdo sanadkii shirkaddaadu kor u boodi lahayd,
๐Ÿ‘‰ Hadda nala soo xiriir WhatsApp-ka: +252 63 7377219
Muuqal Digital Solution โ€“ Your Growth, Our Mission

24/12/2025

๐Ÿ”ท QAYBTA ROYAL TRAINING & CONSULTANCY

Waxay kuu diyaarisay tababar gaar ah oo beddeli kara noloshaada

VISION 2026 โ€“ Personal Strategic Planning
Ma rabtaa in 2026 noqoto sannadka guushaada?
Ma doonaysaa inaad:
Si cad u qeexdo yoolalkaaga?
U qorshayso mustaqbalkaaga si xeel dheer?
Kordhiso xirfadahaaga shaqo iyo hoggaamin?
Noqoto qof leh jihada saxda ah ee nolosha?

๐Ÿ‘‰ Royal Training & Consultancy waxay kuu soo bandhigaysaa tababar awood kuu siinaya inaad:
Fahamto naftaada
Dhisto qorshe nololeed iyo mid xirfadeed
Ka baxdo jahwareerka una guurto goโ€™aan cad

๐Ÿ“ Goobta: Royal University โ€“ Main Campus
๐Ÿ—“ Taariikh: Friday 26-12-2025
โฐ Waqti: 4:00 PM
๐Ÿ‘จโ€๐Ÿซ Tababaraha: Mahamud Omer Casawe
Founder of TAAM Training | Certified Life Coach

๐Ÿ“ž La xiriir:
0906158473
0907846837
Ha seegin fursaddan โ€” Mustaqbalkaaga maanta ayaad dhisaysaa. ๐Ÿš€

12/12/2025

Jumce wnaagsn dhamaantiin โœ…

โœ” Social Media Management
โœ” Influencer Marketing
โœ” Content Creation
โœ” Designs & Promotions
โœ” Video Editing & Business Ads

๐Ÿ“ฒ WhatsApp: +252 906 158 473
๐Ÿ“ฒcall +252 907 846 837

11/12/2025

Kor u qaad muuqaalka ganacsigaaga maanta!
La xidhiidh Muqaal Degital si aad u hesho adeegyo casri ah.

๐Ÿ“ฒ +252 906 158 473
๐Ÿ“ฒ +252 907 846 837

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Sintok?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Sintok