Ticket Travel Solutions
10/12/2021
Jimce Wanaagsan ayaan idiin rajaynaynaa dhammaan macaamiisha TICKET TRAVEL SOLUTIONS
30/10/2021
Hel Viisaha Turkey oo ku dal xiis.
Shirkadda duulimaadyada TICKET TRAVEL SOLUTIONS waxay macaamiisheeda ugu bishaaraynaysaa in ay diyaar yihiin Nooc walba Viisaha Turkey sida (Vise waxbarasho, vise caafimaad iyo mid dalxiis).
Naga la soo xiriir:
Phone: 0616534121
Email: [email protected]
Ama nagu soo booqo xarunteenna oo ku taal isgoyska Sayidka, Mogadishu, Somalia.
29/07/2021
Ma tahay arday dhameeyay dugsiga sare 2021. Haddaba, dhawaan waxaa bilaaban doonaa isdiiwaan galinta imtixaanka YOS ka ee ay qaado dowladda Turkey, kana qaado ardayda Ajanabi ga ah si ay wax ugu soo bartaan dalka Turkey.
Imtixaanka waxaa kaa qaadi doona khubaro ka socota jaamacadaha dalka Turkiga oo Muqdisho imaan doona, si aad fursaddaas qaaliga ah uga faa'iidaysatid fadlan la soo xiriir Xafiiska Ticket Travel Solution oo faahfaahin dheeraad ah kuula diyaar ah;
Nagala soo xiriir:
Whatsapp: +254790268354.
Phone: 0616534121
Email: [email protected]
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Nairobi
00252