Somalia Realty Source

Somalia Realty Source

Share

02/02/2026

Turkiga ayaa laga yaabaa inuu soo jeediyo in
yuraaniyamka ay liraan kobcisay oo ay ku jiraan qiyaastii 440 kg oo gaaraya 60% laga saaro gudaha liraan lana geeyo Turkiga, iyadoo la bixinayo dammaanad cad in aysan mar dambe dib ugu laaban doonin liraan, sida uu weriyey wargeyska Israa’iil ka soo baxa ee Haaretz.

Fiiro gaar ah;

Haddii ay oggolaato Iiraan, waxay ka tanaasulaysa hamigeeda inay hesho hub nukliyeer ah. Laakin sidoo kale, ma aha wax u fudud Iiraan inay waqti h**e hesho hub nukliyeer ah, sidoo kale tani ma waxay Iiraan u sameynaysa si aysan ugu dhicin dabinkii Ciraaq? Waqtiga ayaa sheegi doona!

31/01/2026

SOOMAALI.🇸🇴

Somalia Realty Source

31/01/2026

WAR DEG-DEG:
Diyaaradaha Ciidanka Cirka Itoobiya ayaa maanta markii saddexaad duqaymo ka fuliyay aagga Kolla Tembien, ee gobolka Tigray, kuwaas oo lagu beegsaday kolonyo ka tirsan ciidamada TPLF oo halkaas marayay, sida laga soo xigtay ilo wareedyo aggaas sugan.

Dhanka kale, TPLF ayaa sheegtay in duqayntii saaka ay ciidamada cirka Itoobiya ku beegsadeen baabuur xamuul ah.

Somalia Realty Source

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Nairobi?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Nairobi